Maamulka K/Galbeed oo si cad uga hor yimid go’aankii Guddiga doorashada heer federaal

Guddiga doorashada dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa soo saaray qoraal lagu sheegay in beri la qabanayo doorashada afar kursi oo ka tirsan goaha shacabka. Afarta kursi ee beri doorashadooda la qabanayo ayaa waxaa ku jira kursiga hop103 oo uu ku fadhiyo Gudoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Cusmaan Jawaari. Talaabada uu qaaday Guddiga doorashada dowlad … Continue reading Maamulka K/Galbeed oo si cad uga hor yimid go’aankii Guddiga doorashada heer federaal